Tuesday 4 April 2017

DHALLINYAHAY KA QIIROODA

Qayrkaa wuxuu yeelo
Waad qaban karaysaaye
Quustiyo ilmada jooji

Adoo qaba lixdiyo maanka
Qab-jab iyo waxaa ceeb ah
Qof kaleeto saarrow e
Dhallinyahay ka qiirooda

Quuradiyo ka toos jiifka
Ku dhaqaaq qorshaha kaa ah
Dabeed Qaadir talo saaro
-----
Indhageelle 20170329

 

1 comment:

  1. Ruuxa dhallinyarada ahi wax badan ayuu qabsan karaa haddii uu isku-kalsoonaan helo.

    ReplyDelete